raquusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹. Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².