cambaabbur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Canjeelo.

Lamidka: Canjeelo

canjeelo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero. ld canjeero.