canjeeloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero. ld canjeero.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
canjeeroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld canjeelo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00