Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg cambaaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)
Macnaha:
1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur