cambaaree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. 1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur