cambuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Gashi haweenku qaato oo ilaa lugaha ku eg. 2. ld camambuurid.
  2. ld camambuur².

camambuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg camambuur². ld camambuur¹, cambuur¹ (2), cambuurid.

camambuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld camambuurid.
  2. Camcanka oo la buuriyo caro darteed.