toob
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bab, m.l)
Macnaha:
- Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
- 1. Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid. 2. Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

