canceenoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Raxmad; naxariis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
raxmadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dareen naxariis iyo turaal leh oo dadku gaar u leeyahay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
naxariisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata darteed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0