raxmad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen naxariis iyo turaal leh oo dadku gaar u leeyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur