candallaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cantalyaa.

cantalyaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.