cantalyaa
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

