candhabeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2. ld candhabeelid.
  2. Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

candhabeelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg candhabeel². ld candhabeel¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur