candhabeelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg candhabeel². ld candhabeel¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
candhabeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2. ld candhabeelid.Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00