caniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ciniin¹.ld ciniin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ciniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin¹, cinniin¹.Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin², cinniin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00