ciniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin¹, cinniin¹.
  2. Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin², cinniin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ciniin¹.
  2. ld ciniin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cinniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ciniin¹.
  2. ld ciniin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur