canjilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld canjilid.Cid hadal ay sheegtay si qaab daran daba dhihid; jilid; dhaajin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jil². ld jil¹ (5).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhaajinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaaji.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
canjilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg canjil². ld canjil¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00