canjilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg canjil². ld canjil¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

canjil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld canjilid.
  2. Cid hadal ay sheegtay si qaab daran daba dhihid; jilid; dhaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur