cantallaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cantalyaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cantalyaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00