cantar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Kibir; aabi. 2. C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan macne lahayn (hadal).
- 1. Kibir iyo islaweynaan muujin. 2. Hadal aan nuxur badan lahayn sheegid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: m.l
Macnaha: