tamanda'Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal aan madax iyo manjo midna lahayn; cantar.Hadal badan oo aan murti lahayn ku hadlid.
cantarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Kibir; aabi. 2. C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan macne lahayn (hadal).1. Kibir iyo islaweynaan muujin. 2. Hadal aan nuxur badan lahayn sheegid.