cantatabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cantatab². ld catatabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cantatabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay. 2. C. ah: hadal aan milgo lahayn oo cabsi, argagax iwm keenaan. ld catatab¹.Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
catatabidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cantatabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00