cantatab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay. 2. C. ah: hadal aan milgo lahayn oo cabsi, argagax iwm keenaan. ld catatab¹.
- Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab².

