carabeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)Macnaha:1. Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid. 2. Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
carabiyeeQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)Macnaha:1. (f.mg) Af carbeedka ku hadlid. 2. (f.mg) Carab is macnayn. 3. (f.g) ld carabee. ld carabee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0