carabayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg carabee. ld carabiyeyn..
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid. 2. Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carabiyeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg carabiyee. ld carabayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur