Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
eeg carabiyee. ld carabayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)
Macnaha:
1. (f.mg) Af carbeedka ku hadlid. 2. (f.mg) Carab is macnayn. 3. (f.g) ld carabee. ld carabee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur