cararsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cararso. ld carareysad, carareysasho, carareysi, cacarsad, car.

cararso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Weel carar marsasho. ld carareyso.

carareysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cararsasho.

carareysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cararsasho.

carareysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cararsasho.

car

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qadiidka ku hara weel la culay. 2. Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay. 3. Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir.
  2. Car noqosho. ld cartan².