car
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qadiidka ku hara weel la culay. 2. Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay. 3. Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir.
- Car noqosho. ld cartan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

