carbis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xero ciidan oo wax lagu tababbaro. 2. ld carbin.

carbin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg carbi. ld carbis (2).