carcaraafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg carcaraaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
carcaraafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhibaato aad u weyn; rafaad. 2. Barsaq.Dhibaato weyn la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00