carcaraaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhibaato aad u weyn; rafaad. 2. Barsaq.
  2. Dhibaato weyn la kulmid.

rafaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda.
  2. Nafley, dhib badan la kulmid.