carcoorriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Bawdaqaawis been ah; garmaame.Bowdaqaawis samayn; garmaamayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
garmaameQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah. 2. Dhoollatusad. 3. ld garmaamay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
garmaamaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg garmaamee. ld garmaame (3.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0