garmaame

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah. 2. Dhoollatusad. 3. ld garmaamay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhoollatusad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhoollatusid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur