carfadQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:ld qarfad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qarfadQaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine PredicateMacnaha:Q. ah: oogada nafleyda haraggeeda meel hawl ama cudur aawadii la adkaata oo jilif ama lakabyo fuulaan. ld carfad.Harag nafley, hawl ama cudur aawadii jilif ama lakabyo fuulid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00