qarfad
Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate
Macnaha:
- Q. ah: oogada nafleyda haraggeeda meel hawl ama cudur aawadii la adkaata oo jilif ama lakabyo fuulaan. ld carfad.
- Harag nafley, hawl ama cudur aawadii jilif ama lakabyo fuulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

