cariigso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld cariiqso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cariiqso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur