cariiqsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cariigsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:ld cariiqso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0