caris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhul siman oo ciiddiisu guduudan tahay. 2. ld carin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cari. ld caris (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur