carjo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cambuul.

Lamidka: Cambuul

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cambuul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Tub geed sisin ah oo isku xiran. 2. Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.
  2. Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur