carraabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax galab meel u kaxayn. 2. Marti is dhaafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur