carraabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. 1. eeg carrow. 2. eeg carraaw.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carrow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-raabay, -rowday; -raabi)

Macnaha:

  1. 1. Wax ciid yeelasho. 2. ld carraaw.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carraaw

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-aabay, -aabtay)

Macnaha:

  1. Galab meel u socosho. ld carrow (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur