carrabla'aanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:1. eeg carrabla'². 2. Shigshigidda. ld carrabla'aansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
carrabla'Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld carrablaay.Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
carrabla'aanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld carrabla'aan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0