carrabla'Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld carrablaay.Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
carrablaayQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Haweeney aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabla'¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0