carrablaayQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Haweeney aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabla'¹.
carrabla'Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld carrablaay.Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.