cartamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cartan². ld cartan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cartanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.1. Ur aad u udgoon wax ka soo urid. 2. ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn. 3. Karkarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0