cartan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.
- 1. Ur aad u udgoon wax ka soo urid. 2. ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn. 3. Karkarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

