calwasaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.(daaw.) Xaalad muddo gaaban ee maskaxda shaqadeedu isku qasanto oo la socoto jirro maskaxda.Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad².