calwasaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.
  2. (daaw.) Xaalad muddo gaaban ee maskaxda shaqadeedu isku qasanto oo la socoto jirro maskaxda.
  3. Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qarow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaraw¹.
  2. ld qaraw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calwasaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calwasaad². ld calwasaad¹ (2), carwasaad¹, carwasaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carwasaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld calwasaad¹ (2).
  2. ld calwasaad³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur