casaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg casow. ld casaan².

casow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saaday, -saatay)

Macnaha:

  1. Wax cas noqosho.

casaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1.C. ah: midab guduud furan ah. 2. Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.
  2. eeg cas². ld casaansho.