casaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1.C. ah: midab guduud furan ah. 2. Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.
  2. eeg cas². ld casaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

casiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld casaan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin. 2. Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego. 3. Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
  2. Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

casaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg casow. ld casaan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur