cashatab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-byo, m.dh)
Macnaha:
- Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab¹.
- Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab², catajebi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

